Qofkii ugu horeeyey oo qaarada Yurub ugu geeriyooday cudurka Coronavirus

Qofkii ugu horeeyey ayaa dalka Faransiiska ugu geeriyooday caabuqa Coronavirus kaasoo sidoo kale noqday qofkii ugu horreeyay oo cudurkan ugu geeriyooda meel ka baxsan qaarada Aasiya. Sida laga soo xigtay Wasiirka Caafimaadka Faransiiska Agnès Buzyn dalxiise u dhashay dalka Shiinaha oo da’diisu ahayd 80 sano jir kana yimid gobolka Hubei ayaa u geeriyooday cudurkan Waxa … Continue reading Qofkii ugu horeeyey oo qaarada Yurub ugu geeriyooday cudurka Coronavirus